- Horumarka
- history
- News
- Events
- Opinion
- Suugaan

 

 

Ujeedada ugu weyn ee ururku waa:

1) In la wacyigiliyo dhammaan dadka ku abtirsada deegaanka xaaladda siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, nabadeed iyo mid bulshadeed ee uu ku sugan yahay Gobolku.

2) In la uruuriyo dadka u dhashay Gobolka Banaadirta Cusub meel kasta oo ay joogaan si ay uga qayb qaataan dhismaha Gobolka iyo hurumarintiisa.


3) In la xiriiriyo beelaha ku abtirsata gobolka si ay u kala war qaataan hadba xaaladda uu ku sugan yahay deegaankoodu.

4) In la nabadeeyo gobolka lagana hortago waxii keeni kara colaad, dhac, boob iyo dilba iyadoo loo maraayo habka nabadeed.

5) In laga horumariyo gobolka xag dhaqaale, waxbarasho caafimaad iyo bulshadeedba.


6) In lagu dadaalo sidii loo abuuri lahaay maamul goboleed mideeya Gobollada Banaadirta Cusub.


home - objectives - about us - history