![]() |
|||
|
|
||||||
|
||||||
|
Baaq Nabadeed ku Wajahan Dagaaladda Ka socda Magaladda Muqdisho Toronto, Canada (March 22 2006) Ururka wacyigilinta banaadirta cusub waxay u soo jeediyaaan BAAQ NABADEED, dadka Soomaaliyeed ee Walaalaha ee dagaaladda aan ujeedadda lahayn ku dhexmarayaan Waqooyiga Magaaladda Muqdisho. "Waxaan aad iyo aad uga xun nahay dagaaladda ahliga ah ee dhiigga
badan ku daaday ee dadka walaalaha ku dhex maraya Magaaladda Muqdisho.
Waxaan ka codsanaynaa labadda dhinac ee dagaalamaya: Waxaan kaloo Ururka wacyigilinta banaadirta cusub ka codsanayaa Aqoonyanadda Beesha ee ku dhaqan Wadanka Dibadiisa inay ka qayb qaataan dib u hishiisiinta iyo waliba horumarka aqooneed ee bulshadda ku dhaqan Degaanka Banaadir si loogu hortago isku dhac macna darro ah , sababana dagaallo lagu hoobto. Waxaan EEBBE ka baryaynaa inuu kala qaboojiyo dhamaan Umadaha Soomaliyeed ee dagaaladda ahliga ku fitnoobay. Wabilaahi Towfiiq Ururka Wacyigelinta
Banaadirta cusub |
|
|||||
|
home - objectives - about us - history |
||||||