![]() |
|||
|
|
||||||||
|
||||||||
|
Ururka:
UWBC waxaa la aas aasay bishii November sanadki 2005ta si laysugu xiro dadka ka soo jeeda degaanka Gobollada Banaadirta cusub (Shabelada/hoose, Banaadir, Shabeellada/Dhexe, iyo Mareeg ) oo ku nool dalka iyo dibeddaba sidii ay hurumar dhinac walba ah ugu soo dabbaali lahaayeen dadka iyo deegaanka ay ka soo jeedaan.
Ururku wuxuu aaminsan yahay u hawlgalka gobolka in ay tahay waajib muqaddas ah oo saaran shakhsi kasta oo u dhashay deegaanka. Ururku wuxuu soo dhaweynaa wadashaqeynta, istixgelinta, nabad kuwada noolaanshaha dhammaan dadka Gobolka. Ururku waxaa ka
go'an qaabilidda ciddii aaminsan mabaadiida uu u taagan yahay una dhalatay
Gobolka. |
|
|||||||
|
home - objectives - about us - history |
||||||||