- Bogga Hore
- Taariikhda Dadka &    Gobolka
-  Ujeeddo
- Isqor (Register)
- Wararka Gobolka
- Dhacdooyinka
- Bogga Ra'yiga
- Nala soo xiriir

Ururka Wacyigilinta Banaadirta Cusub

Ururka wacyigilinta banaadirta cusub waa urur aan dawli ahayn una hawlgala hurumarinta, wacyigelinta, uruurinta, xiriirinta, iyo nabadaynta dadka iyo deegaanka Banaadirta Cusub.

Ururku wuxuu aaminsan yahay u hawlgalka in u hawlgalka gobolka ay tahay waajib muqaddas ah oo saaran shakhsi kasta oo u dhashay deegaanka.

Ururku waxaa ka go'an nabad ku wada noolaanshaha, wada shaqaynta, istixgelinta ummadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo gobollada dalkoo dhan gaarahaan.

Ururku wuxuu gacmo furan ku soo dhaweynayaa ciddii aaminsan mabaadiida aan u taagan yahay.

home - objectives - about us - services